LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Trasportaion & Terminologies.

 

 QEYBTII  2AAD

 Truck Stock Photos, Royalty Free Truck Images | Depositphotos

 Qodobada looga bahab yahay inuu iska hubiyo qofka Dispatch ka ah ee muhim ka u ah waxana wanagsan inu weydiso (carrier or company) so marka waa qeybtoodi 2aad aanu ku falaqeyn doono intii so aqrisan qeybta 1aad plz so aqriso.

8). Owner-Operator: Waxa wayeh qofka iska leh truck ama business ka markasna ka shaqysta wixisana gacanta ku haya dankastaba ku dex jira kala socodsiyah shaqadiisah.

9). Lessee: Waxa wayeh company ama qof ka contract kaso qadanayo qof ama shirkad kale taaso u ogolaneyso iney si temporary ah iney ugu shaqeystan properties kooda. 

10). FMCSA:Federal Motor Carrier Safety Administration, waxa wayeh waxda cashuuraha  iyo wadoyinka  licence ka babrruka coliskisa file yasha ka hubiyah gawarida xamulka am truck or bus wawen tankoodu u dan yahay 26000 pounds. 

11). Hours of services: wxa wayeh sacadaha la shaqeynayo ama aad wadeysid truck so FMCSA aya u qondeyay intaa saac ay wadayan ama wadada saarnayan ee lo ogol yahay iney wadaan si ay si nabad ah u geyaan rarki ay wadeen.

12). DETENTION: waxa wayeh lacagta uu bixiyo broker ka uu siyo driver ka si magdow madam uu uilaaliyey wakhtiga or waa xiliga ay sugayan truck iyo darowelkisu in ay dajiyan rarka ama qadaan adeega sido kale.

13). LAYOVER: Waxa loo yaqanah lacag uu bixiyo broker ka isla markasna uusiyo driver ka lacala hadii ay jirto daahitan oo overnight ah sida inaad line ka ku  dahdid adigo rarka wada ama digayo.

14). Lumper Fee: waa lacag uu bixiyo broker ka  for loading or unloading waxeyna khuses specially marka rarka sadexad la dajinayo ama la qadayo trailers ka.

15). Driver Assist: Waa cawiyaha darawelka waxana bixiya oo paid gareeya broker ka markii uuu rarka dajinayo ama qadanayo ayuu u bahan yahay darawelku inu helo qof cawiyo somali ahaan waxa lo yaqaan kirishboy.

16). Late fee: Waxa wayeh in darawelku la siiyo lacagtiisa xilidambe oo broker ka siiyo, siyabo badan bey lacagtu kaga so daahi kartaa carrier & driver ka labadaba marar badan aya dacdaa in delay fees imado.

17).OUT OF ROUT: Lacagtaas waxa la bixiyaa broker ka markii uu bedelo distanation ka uu geynayo rarka ama uu kaso qaadayo labadaba ayuu driver ka siiya (pick up or delivery).

18).TONU: Truck order not used, qeybtan waxa wayeh marki intii rar lagu helo aad adigoon oo so qaadin lagu cancel gareeyo ooo meshi garing ama rarki load gareyn laga stop gareeyo waa khasab inuu bixiyo broker.

19). Light And Heavy Ticket: qodobkan wuxu khuseeya culeska truck plus trailer markii uu faruqa yahay ( light) wayeh (heavy) waxa wayeh markii truck uu load ka wado, maxa dici karo hadu uu truck qaado culees loogu talagalin, 

a). in lasiiyo ticket ama ganaax madma uu qadey rar loogu tala galin waa qodob.

b). darawelka (driver) waa in uwaa u iska hubiya inta uusan qadin or (dispatch) confirmation intusan qaadin.

20). Dead Head: Distance or miles,  waxa loyaqano masaafo  oo ah inta uusan gariga bixin ama rar ka qaadin inu iska hubiyo darawelka iyo dispatcher ka .

21). Destination Dead Head: Waxey khuses masafada u daxeysah meesha uu rarka kaso qadayo rarawelku iyo meshu geynayo , maku qanacsan yahay daraweku inuu qaado iyo inkale waa muhim distance gaas like comfortable maku daremayaa driver ka.

GUNTII IYO GUNANADKII.

Waxa rajeynayaa inaad ka faidi doontan i.a wana muhiim qofkii jecel ama xiseynayo xirfadan Dispatcher ka ah hadii aad baratid waxey ku noqone shaqa abuur adigoo jooga mesha rabtid inaad ku shaqeysan kartid, qofki daneynayo wuxu ka heli kara academy yada www.jiheeyeacademy.com. 

LA SOCO QEYTII 3AAD I.A .. ....................... ........................................

Post a Comment

0 Comments