LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAA MAXEY Truck dispatcher

 

WAA MAXAY TRUCK DISPATCH?

Manta Waxa Fursad U Heli Karta Ado Gurigaga Jooga Inaad Ka Dhex Shaqeysan Kartid  oo Aad Lacag Ka Sameyn Kartid Qab Online Ah Isla Markasna Shaqa buur Ku Sameyn kartid.

 

 Truck Dispatch

Dispatcher Ahaan  Waxaad Xamuul  U Qaadi Ama Badeeco (Products) Gobol Ilaa Gobol Ama Wadan Ilaa Wadan Adigoo Adeegsanaya Gawarida Kuwa Loyaqaan Truck Kadibna Garsinaya Goobihi ( Location ) Logu Talagalay Wakhti Cayiman Gudahood.

SIDEE KU BILAABI KARTAA INAAD KA MID NOQOTID SUUQAN.

Waa Inaad Iska Diwaan Galisa School Ama Xarumaha Waxbarasho Ee Lagu Barto Xirfadan Sidad Uga Mid Noqadid Ardada Wax Kabarta Kuna Shaqeystah Waxana Ka Mida  Jiheeye Academy School Kas Waxa Ku Baran Kartaa Qaab Online Ahaana Kuna Sinayo Certificate Aad Ku Shaqeysan Kartid. 

 FA'IDADA XIRFADAN.

1. Passive Income

Shaqoyinka Cadiga Ah Waxey Kaga Duwan Tahay Adigoo Jooga Xafadada Ayaad Ku Shaqeysan Kartaa Qaab Online Ah Anytime oo Dhibyari Ah Lagagama Bahna  Inaad Xadirtid Xafiis Ama Goob Shaqo Waxad Tahay ( Own Boss).

2. Work From Home

Hadii Aad Tahay Dadka Neceb Iney Adan Ama Ukalahan Shaqo Waad Ka Reysaneysaa Kaliya Waxa Lagaga Bahan Yahay Inaad Haysatid Smart Phone, Laptop/Desktop Computer, Printer And SmartPhone Intaas Kaliya U Bahan Tahay.

Caqabadaha Ku Wajihi Kara Hadad Somaliya Jogtid.

Hadii Aad Joogtid Wadankii Hooyo Waxan Kugu La Talin Lahaa Inaad Kudadashid Sidad U Heli Lahayd Khad ( Enternet High Speed Quality ) ah Si Ey Kugu Suurto Gasho Inaad Kamid Noqoto Dhalinyarada Ka shaqeysta Xirfadan.

Gunanad.

Xirfadan Hadii Aad Galisid Juhdi Iyo Wakhti Waxa Hubaal Ah Inaad Noqonaysid Qof Ku Guleystah Kana Mira Dhaliyah Higsigisi Ahaa Inu Ka Marmo In Lonoqdo Boss Ama Uu Asigu Noqdo Shaqaale Subaxdi U kalaha Xafiis/ Goob Shaqo Taaso U Suurta Galineysa Inu Asigu ISkiiis U Shaqeystoh.

Post a Comment

0 Comments