LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Maxa Lagaga Bahan Yahay Truck Driver ?


 Gaadiidka iyo terminologiyada( transportation & terminologies).

WAA MAXAY GAADIIDKA IYO TECHNOLOGY.

  waxa laga raba darawelka iyo qofka Dispatcher ah iney iskala shaqeyan oo is dafsadan information iyago iska hubinayo alaabta ay qadayan (goods transportation) si aysan wax cilada uga iman xagooda. 

waxa laga yaba inusan darwelka wakhti u helin inu iska firiyo so waxa laga raba qofka Dispatcher ka inu weydiyo kana hubiyo darwelka warqadaha (Rate-confirmation) oo kale iyo wixi lamida. 

 Transport terminology: A dictionary with the most common transport jargon

Furayasha loo isticmalo qeybaha Truck Disparcher.

1). ZIP COD: waa maxay zip code, waxa wayeh 5 digits ama shan number oo ay ku sinayan magalada iyo gobolka saxda ah si aad u geysid meshad u socodat (direct location).

2). SHIPER: waxa waye goob ama adeeg meshad kaso qadeysay.

3). Receiver: waa meesha aad geyneysid adeega ama (load) aad deleivery gareyneysid.

4). CDL: commercial driving license, waa sharciga ku fudedinaya inaad wadid ama drive gareysid (truck or bus) ku waaso culeyskoda dan yahay 26000 pounds and also to support of a business. 

5).TEAM: markii labo qof ay wada shaqeynayan ayna wadayan gaariga (as a part time) ahaan, si ay u nastan midka wadayo maahe midka kale wa u sexanaya marka waxa suurta gal ah (freight to move as fast as possiable within federal hours of services ) iney dakhso ku geeyan order kooda.

6). SOLO: waxa wayeh markii hal qof uu asigu wadayo truck trips lakin ma usan u dakhsan karo sida (solo) but still gets the job done.

7). VIN: vihicle identification number/ waa number khaas u ah oo ay siiiso warshadi so sareysay gawarida (unique vin to every vehicle).

GUNANADKII MANTA.

waxa kaso hadalnay furayasha looga bahahan yahay iney bartan qof truck driver ka ha iyo midka dispatcher ka labadaba madama oo ay ka daxeyso wada shaqeyn muhimna ay u tahay iney bartan si ay isaga gashadaan ilaalinta shurucda wadoyinka.

LASOCO QEYBTA XIGTA

THANK YOU. 


Post a Comment

0 Comments